Muuse Biixi oo maanta booqday ciidamada Somaliland ee jooga Tukaraq (Daawo Sawirro)

Madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi ayaa maanta booqday magaalada Laascaanood isago markii dambe uga sii gudbay deegaanka Tuka-raq oo ay dhawaan ka dhaceen dagaalo u dhexeeya ciidamada Somaliland & Puntland. Afhayeenka madaxtooyada Somaliland, Max’uud Warsame Jaamac  ayaa sheegay in madaxweynaha uu ugu baaqay dadka ku nool degaanka Tukaraq iyo ciidammada halkaasi joogaba inay nabadda ka … Continue reading Muuse Biixi oo maanta booqday ciidamada Somaliland ee jooga Tukaraq (Daawo Sawirro)